Desktop Schools Popup

Select a School

Taageerada Caafimaadka Maskaxda

You Matter in Somali

Fadlan dib u fiiri agabyada ku qoran boggan si aad u hesho caawimada wax ka qabashada baahiyaha caafimaadka dhimirka. Waxaa lagugu dhiirigelinayaa inaad la xiriirto la-taliyaha, shaqalaha bulshada, kalkaalisada ama cilmi-nafsiga ka shaqeeya dugsigaaga si aad u hesho taageero dheeraad ah haddii loo baahdo. 

MA KA WALWALSAN TAHAY CAAFIMAADKAAGA DHIMIRKA:

  • Dakota County Crisis Response: Naga soo wac 952-891-7171
  • Khadka Qoraalada Loo soo diro ee Dhibaatooyinka Heer qaran: U dir SCHOOL lambarka 741741
  • Suicide and Crisis Lifeline: Wac ama fariin u dir 988 

Raadso agabyada caafimaadka dhimirka oo dheeraad ah si aad u daboosho baahiyahaaga

Xiriirada Caafimaadka Maskaxda