Desktop Schools Popup

Select a School

Qoysaska Cusub

Ku soo dhowow Degmada 196! Waa farxad in adiga iyo ardaygaaga lagu soo dhoweeyo degmadeena. 

Boggan, waxaad ku ogaan doontaa in macluumaadkawaxa  si fudud loogu abaabulay iyada oo maskaxda lagu hayo waalidiinta/wakiilada degmada 196.

Boggan wuxuu ka tarjumayaa dadaalka aan wadno  inaan si wax ku ool ah u la xiriirno oo aan siino macluumaadka ugu dambeeyay ee qoysas badani u baahan yihiin si loo hubiyo guusha ardaygooda.

Dib loo eegay 2023-24 Kaalandarka Sannad Dugsiyeedka

Ama wac 651-423-7640 si aad uhesho dugsiga ku habboon cinwaankaaga.

Waqtiyada Bilowga iyo Dhamaadka Dugsiga ee 2024-25

Dugsiga Hoose

  • Dugsiyada Bilowga Hore (Pinewood, Southview, Highland iyo Deerwood): 7:45 a.m. - 2:05 p.m.

  • Dugsiyada Late Start (dhammaantood): 9:30 a.m. - 3:50 p.m. 

Dugsiga Dhexe

  • 8:20 a.m. - 3:10p.m.

  • Dugsiga Dhexe ee Valley ee STEM  7:55 a.m. - 2:45 p.m.

DUGSIYADA SARE

  • 7:40 a.m. - 2:30 p.m.

  • Iskuulka Daraasaadka Deegaanka: 7:35 a.m. - 2:15 p.m.

  • Xarunta Waxbarashada Aagga: 7:35 a.m. - 2:15 p.m